Barnaamij Maalinta Caalamiga ah Joojinta Isla xisaabtan la’aanta dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta

0
113

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Maalinta Caalamiga ah Joojinta Isla xisaabtan la’aanta dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta 02 November waxaa soo jeedineya:-Maxamed Cali Samow