Muwaadiniinta Niger oo ka mudaaharaadaya si ay ciidamada Mareykanka ugu cadaadiyaan inay isaga baxaan...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Boqolaal qof ayaa dibadbax ka dhigay magaalada Agadez ee waqooyiga Niger, iyagoo dalbanaya in 1,000 askari oo Mareykan ah ay ka baxaan dalkaas. Labo...

Haweenka baranaya culuumta maamulka iyo Siyaasadda oo kusoo badanaya Galmudug.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degaanada Galmudug waxaa kobac xooggan laga dareemaya Haweenka ku biiraya jamacadaha gaar ahaana kuwa baranaya kuliyada maamulka iyo siyaasadda oo muddo ka hor...

Sara u kac ku yimid qiimaha la iibiyo Digaaga Suuqyada Baydhabo.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hilibka doorada ayaa ah mid si maalin leh ah loo isticmaalo cunistooda taasi oo ka ganacsada dad badan kuwaasi oo noloshooda ku tiirsan...

Qaybo ka mid Kalluunka laga helo xeebaha Gobolka Jubbada Hoose oo loo iib geeyo...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka bad maaxiinta ah ee ka Kallumaysta Xeebaha Gobolka Jubbada Hoose ayaa gunta hoose ee bada ka soo saara noocyo kala duwan oo...

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdicasiis Cabdullahi Gurey https://www.youtube.com/watch?v=AvDFyzlwGKg

Hay’adda Sodma oo gargaar gaarsiisay Degmada Ceeldheer iyo Deegaanka Masagawaa.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay'adda Maareeynta masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee Sodma ayaa gargaar gaarsiisay Degmada Ceeldheer iyo Deegaanka Masagawaa ee gobolka Galgaduud. Odayaasha dhaqanka ee Degmada Ceeldheer ee...

Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir oo shaacisay xiliga ay ku dhawaaqeyso xukunka Sayid Cali.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa Maanta u fadhiisatay dhageysiga Dacwo Racfaan ah oo uu qaatay eedeysane Sayid Cali Macalim Daa'uud oo hore dil...

Ugu yaraan 32 qof oo ku dhintay daadad saameeyay Kenya.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ugu yaraan 32 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen fatahaado ka dhashay roobab culus oo ka da’ay Kenya. Waxaa guriyahooda ka barakacay...

Meydadka 50 qof oo laga helay xabaal wadareed lagu arkay Khan Younis.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamullada qaabilsan fidinta adeegyada degdegga ah ee dalka Falastiin ayaa sheegay in ay ugu yaraan meydadka 50 qof oo Falastiiniyiin ah ka soo...

Dhsimaha xarunta agoonta Caabudwaaq oo maresya heer gabogabo ah.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa Heer gabo gabo ah soo gaaray dhismaha xarunta daryeelka agoonta Magaalada Caabudwaaq ee Gobalka galgaduud maamul gobaleedka Galmudug. Dhismaha xarunta agoonta ayaa waxaa...