Dowladda Soomaaliya & QM oo ka wada hadlay gurmadka Abaaraha

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha,  Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la qaatay ku xigeenka...

Haweenka ka shaqeeya goobaha laga qodo dhagaxa ee Magaalada Kismaayo oo kawarbixiyay duruufaha adag...

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wakhtiga iyo waayaha adag ee kajira dunida ayaa macalin u noqda noola kasta oo dunida guudkeeda saaran taasoo qofka bara sida loola daalaa...

Beeralayda Deegaanka Dhoobley oo suuq u helay wax soo saarkooda

0
Beeralayda deegaanka Dhoobley ayaa fursad ganacsi oo ay wax soo saarkooda ku iib geeyaan waxa ay ka heleen suuqyada deegaanka, Dalagyada la keeno suuqyada...

Dhalinyarada farsameysa fadhiyada guryaha la dhigto ee deegaanka dhoobley oo kawarbixiyay shaqadooda

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada leh xirfadaha kala duwan ee  ku nool magaalada dhoobley ayaa kala ah qaar ka soo baxay jaamacadaha dalka iyo kuwa wali aan...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Xasan Maxamed Cabdullahi

Ka Ganacsiga Dharka Dumarka oo Dhooblay kusoo badanaya

0
Dhobley(Idaacadda Sanguuni) Fahanka Ganacsatada ee ku salaysan ka Ganacsiga Dharka Dumarka ayaa kusoo badanaya Magalada Dhoobley waxana hada soo badanaya carwooyin lagu gado kaliya...

Dublamaasiyiinta sare ee wadamada NATO oo ku kulmi doona Riga Latvia 30-Dec. 1.

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirada arrimaha dibadda ee NATO ayaa ka wada hadli doona arrimaha  ammaanka, oo ay ku jiraan dhismaha ciidamada Ruushka ee ku dhow Ukraine...

Bulshada Ree Dhoobley oo Cabasho ka Muujiyay dhibaatoyinka Taleefoonka Gacanta

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Dadka Da adoodu ay wayntahay ayaa sheegay in Taleefoonka Gacanta gaar ahaan midka caaqilka ah ee shaashada waxana la sheegay in uu...

Haween Kismaayo ku nool oo isku xilqaamay soo nooleeynta Hidaha iyo Dhaqanka Soomaalida.

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dumarka Soomaaliyed ayaa muddooyinkii danbe kaalin muuqata kaga jiray horumarada kala duwan ee dalka ka jira sida Dhaqaalaha,Ganacsiga,Siyaasadda iyo farshaxanka,iyagoona la imaanayay halabuur...

Madaxweynaha Malawi oo kala diray golihiisa wasiirrada

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha wadanka Malawi Lazarus Chakwera ayaa lagu soo warramayaa inuu kala diray golihiisa wasiirrada ka dib markii ay soo baxeen eedeymo ku saabsan...