Chelsea oo Wadahadalo La Furtay PSG, Xiddigee Ayay Ka Doonayaan.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Chelsea ayaa wadahadalo la furtay weeraryahanka Paris Saint-Germain Randal Kolo Muani, sida lagu sheegay warbixin.
Kolo Muani ayaa 76 milyan oo Euro PSG ugaga...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdicasiis Cabdullaahi Guray
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/1062450549328252/
WARBIXIN: 10 Xiddig Ee Laga Bixiyay 100 Milyan Iyo Wax Ka Badan Suuqa Kala...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Florian Wirtz ayaa noqday ciyaaryahankii 10-aad ee kubbadda cagta ee lagu soo iibsado lacag ka badan 100 milyan oo Euro.
22-sano jirkaan ayaa u...
WARBIXIN: Kooxaha Ku Guulaystay Saddexley Koobab Ah Taariikhda Kubada Cagta.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Saddexley koobab ayaa ah calaamad kubada Cagta ah waxana ay muujinaysa in ay Kooxdu ku Guulaysato 3 koob xilli ciyaareed gudihiis.
Kaliya siddeed kooxood...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdicasiis Cabdullaahi Guray
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/637615689324133/
Flamengo Oo Xasuuqday Chelsea Tallaabo-na Qaday Wareega Xiga Ee Koobka Kooxaha Adduunka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda Flamengo ayaa 3-1 uga badisay kooxda Chelsea kulan ka tirsanaa wareega 2-aad ee Group-yada koobka kooxaha adduunka Jimcihii.
Flamengo ayaa sare u qaaday...
Emiliano Martinez Oo Go’aan Ka Gaadhay Wararka La Xidhiidhinaya Man United.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Warar ay baahiyeen saxaafada ayaa shaaca ka qaaday in goolhayaha reer Argentina Emiliano Martinez oo u ciyaara Aston illa uu u furanyahay in...
Atletico Madrid Oo Heshiis La Gaadhay Xiddig U Ciyaara Liverpool.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda Arsenal ayaa wadahadalo kula jirta xiddiga kooxda Liverpool ee Andy Robertson si ay u dhamaystirto heshiiska.
Wargayska AS ayaa sheegaya in ay Atletico...
Nico Williams Oo Iska Diiday Koox Dalab Ka Soo Gudbisay Si Uu Ugu Biiro...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda Barcelona ayaa rajo fiican ka heshay baacsiga ay ugu jirto saxiixa xiddiga Nico Williams kadib markii uu xiddigu u dhaqaaqista Barcelona ka...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Maxamed Cali Samow
https://www.youtube.com/watch?v=Jp3p231GgTs