Qaxootiga Ku Nool Xerada Ifo Oo dalbadey in la Caawiyo.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka Qaxootiga ku nool xerada Ifo ee dalka kenya waxey wajahayaan xaalad bin’aadanimo oo ay ka mid yahiin biyo yari iyo rashiin la'aan,...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Xasan Maxamed Cabdullaahi
https://www.youtube.com/watch?v=ThabyHQIfNo
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow
https://www.youtube.com/watch?v=68XtO7x6U1c
Tartanka Qur,aanka kariimka o lagu soo gabagabeeyay Magaalada Muqdisho.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabad lagu abaal marinayay ardayda kaalmaha hore ka galay tartanka qur’aan aqriska 30-ka Jus waxaana tartanka soo qaban...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
Dhaqaatiirta Deegaanka oo Haweenka uurka leh ugu baaqay in ay ku xirnaadaan xaruumaha caafimaadka
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hooyooyinka uurka leh aya waxaa inta badan soo wajaha marxalado kala duwaan oo dhanka nolosha ah sida dhiig laanta, nafaqo darrada,malariyada iyo waliba kuwa...
Hooyo Somaliyeed oo nolosheeda ka maareysa karinta Muufada
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Muufada waxaa ay kamid tahay cuntada dadka somalida sida gaarka aya u leeyihiin, Zamzam Abdullahi Maxamed waa hooyo soomaaliyeed oo ku nol magaalada...
Maamulka Hirshabeelle oo Magaalada Baladweyne ka daad gureynaaya dadka Fatahaadaha ay saameeyeen.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyado wali ay sii kordhayan dadka ku barakacaya fatahaada Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan islarmarkana ay jiraan dad wali ku godoodsan qaar ka...
Qoysas Barakac ku ah Deegaanka Lafoole oo codsaday in La Caawiyo.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysas Barakac ku ah Kaam ku yaala Degaanka lafoole oo 6 km u jirtaa Degamda Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ka...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Xasan Maxamed Cabdullahi
https://www.youtube.com/watch?v=hOIsamhA-Vc










