Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulaahi (Cirro) ayaa Dhagax-dhigay Mashruuca Horumarinta Beeraha Banka Wajaale. Mashruucan ballaadhan oo aan noociisu hore uga hirgelin Somaliland, waxa fulinaya Hayโadda Horumarineed ee Caalamiga ah ee ๐ฃ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ผ ๐๐ผ๐๐ป๐ฑ๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป,
waxa ka qeyb galay munaasabada dhagax dhiga masโuuliyiin katirsan maamulka Somaliland madax katirsan Hayโadda Horumarineed ee Caalamiga ah ee ๐ฃ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ผ ๐๐ผ๐๐ป๐ฑ๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป, iyo marti sharaf kale.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa






