Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Naxwo Axmed Kadiye

Beeraleyda Deegaanka Buulo-bartire ee Waqooyiga Kismaayo oo lagu wareejiyay Agabka Beeraha

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Jubbaland Mudane Cali Sonkor ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay agab beereed iskaashatooyiin ka tirsan Beeraleyda...

Dhalinyarada Jowhar oo bilaabay ka shaqeynta Xalinta Khilaafaadka bulshada Dhexdeeda.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaradu waxay door muhiim ah ka ciyaaraan nabad dhisidda iyo xalinta khilaafaadka, gaar ahaan marka la joogo bulshooyinka ay saameeyaan dagaallada, is-faham la’aanta,...

Haweenka waxbartay ee Dhoobley oo kawarbixiyay doorkooda Horumarinta Arimaha Bulshada.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaliyeed ayaa  xilliyadii hore lagu dhaliili jiray in aysan wax baran balse haatan waxaa jira gabdho badan oo waxbartay. Dumarka wax bartay ayaa...

Kaamirooyinka CCTV oo hoos u dhigay dhaca goobaha ganacsiga Baladweyne.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaar ahaan goobaha ganacsiga magaalada waxaa kusoo badanaya isticmaalka Kaamirooyinka loo yaqaano CCTV kuwaasi oo door ka...

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=OQn8NGci09g

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jubbaland oo tababar u qabatay shaqaalaha Wasaaradaasi.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jubbaland, ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay tababar socon doona muddo saddex cisho ah. Tababarkan oo loo qabtay Qaar kamid ah...

Olole Indha Fiiqis Bilaash ah Oo laga Bilaabey Degmada Xudur.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad lagu daah-furaayey ololaha Indho Fiiqisah  oo ay si Bilaasha Uga Faaideysan donaan Bulshada Gobolka Baako ayaa lagu qabtey Magalada Xudur ee Xarunta...

Qorshaha Qaran ee ka hortagga cudurka cagaarshowga oo laga daahfuray Muqdisho.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeel bulshada Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa magaalada Muqdisho ee casimada dalka Ka daah-furtay shirka wadatashi qaranka oo ku saabsan...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Xasan Maxamed Cabdullaahi https://www.youtube.com/watch?v=uW5e5_-Z3_E&pp=0gcJCc0JAYcqIYzv