Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo sheegtay muhiimada ay leedahay ka faii’deysiga Xoolaha

0
16

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland ayaa waxuu ka hadlay shir dhawaan lagu qabtay Magaalda Kismaayo kaas oo u dhaxeeyay Wasaaradda Xanaanada, iyo maamulka Jaamacadaha Degmada Kismaayo.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahineya