Maamulka Degmada Luuq oo dib u furay Garoonka diyaaradaha ee Degmadaasi.

0
22

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddomiyaha Degmada Luuq ee Gobolka Gedo iyo sido kale Guddomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada Gobolka Gedo oo ay wehelinayeen qaar kamid ah Maamulka Degmada Luuq iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa waxaa ay xariga ka jareen Garoonka Diyaaradaha Degmada Luuq oo dib u habeyn lagu sameeyay kadib markii waxyeelo ka soo gaartay fatahadii Elniino ee dhamaadkii sanadkii hore ku dhuftay qeybo kamid ah gobolada dalka.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya