Wasaaradda Haweenka Galmudug oo Dhuusamareeb kusoo bandhigtay Qorshe howleedkeeda 2023-2026.

0
20

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Haweenka Galmudug ayaa Magaalada Dhuusamareeb ku qabatay kulan balaaran oo lagu soo bandhigayay qorshe howleedka Haweenka Deegaanada Galmudug ee shanta sanno ee soo socota.

Qorshe howleedkan oo ay ugu muhiimsanyihin ka qeygalka haweenka ee dhinacyada siyaasada, ka hortaga tacadiyada iyo wadashaqeynta guud ee haweenka ayaa ay ka qeybagalayeen masuuliyiinta wasaaradaha maamulka galmudug, ururada bulshada rayidka ah sida, haweenka, Dhalinyaradda iyo odoyaasha dhaqanka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawarmaya