Fatahaadda Baladweyne oo sameyn ku yeelatay ganacasatada suuqa Daraawiishta.

0
14

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ganacsatada yar-yar ee ku shaqaysta Suuqa Daraawiishta ee Magaalada Baladweyne ayaa waxaa saameeyn ku yeelatay fatahaada Wabiga Shabeele, Ganacsatadan ayaa Suuqa ku iibiya Hilibka iyo bagaashka kuwaas oo aas-aas u ah bulshada.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawaramaya