Company-ga Al-ansri oo kamid ah Shirkadaha ka howlgala Dhoobley oo Shaqo abuur u sameyay Dhalinyaro badan

0
32

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sanadihii danbe Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose waxaa ku soo badanayay Shirkado ka shaqeeya dhinaca Ganacasi kuwaasi oo Shaqo abuur u saameyay Dhalinyaro badan oo ku nool Degmada.

Company-ga Al-ansri waxaa uu kamid ah Shirkadaha ka howlgala Degmada Dhoobley isagoona lee Xarumo kala duwan sida Goobo Lagu Iibiyo Raashinka, Qalabka Dhismaha, Electaroniga Warshad soo saarta Bulukeytiga iyo sido kale Huteel Dhamaan intaasi oo dhan waxaa ka howlgala Dhalinyaro kuwaasi oo ay u noqotay Shaqo abuur ay ku dabaran noloshooda.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya