Dhalinyarada Magaalada Baydhabo Oo Loogu Mahadceliyay Kaalintooda Sugida Amniga.

0
15

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magalada Baydhabo waxaa lagu qabtey kulan looga mahadelinayey laguna bogaadinaayey dhalinyarada xaafadaha Magalada Baydhabo kaalinta wanaagsan ee ay ka qaateen sugida amniga intii lagu guda jirey bisha barakeysan ee ramadaan.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galey qaar ka mid ah sarakisha ciidamada booliska Degmada Baydhabo iyo qeybaha kala duwan ee dhalinyarada xaafadaha Magaalada.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya