Barakacayaasha deegaanka Cabdule Biroole oo loo qeybiyey dhul beereed

0
18

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Cabdala Biroole oo dhaca galbeedka Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ku nool dad badan oo barakacayaal kuwaas oo ay horay u saameeyeen abaarihii sanadihii la soo dhaafay dalka ku dhuftay iyo Fatahaadihii ka danbeeyay.

Hadaba si Barakacyaasha ah iyo Beeralayda loogu dhirigaliyo Tacbashada Beeraha
ayaa Maamulka Deegaanka Cabdalla Biroole waxaa ay sheegeen in ay siyeen Dadka Barakacayaasha Dhul ay beero ka tacbadaan iyago ka faa’iideysanaya xili Roobaadka Gu’ga oo ka curtay Deegaanada Jubbaland.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya