Ganacsatada Degmada Jowhar oo Maamulka ugu baaqay dhismaha Wadada Xiriirisa Jowhar Iyo Balcad.

0
26

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sanad Walba Xiliyada Roobka Waxaa Adkaata isticmaalka wadooyinka soogala Degmada jowhar haba u darnaadan Gawaarida waaweyn ee Baaqarada iyo company-yada u keena Adeegyada kala duwan ee laga isticmalo Degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya