Dowlada KG oo Beeralayda Ku dhiiri gelisay Xoojinta Waxsoosaarka dalagyada.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Roobabka Dayrta ay sida tooska ah uga bilowdeen Guud ahaan Dalka gaar ahaan Deegaanada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa dadka Beeralayda ah...
Sare u kac ku yimid qiimaha xoolaha Suuqyada Baladweyne.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sare u kac xoogan ayaa ku yimid qiimaha la iibiyo xoolaha ee Magalada Baladweyne kadib markii saameyn xoogan wadooyinka kala kulmeen Roobka deeyrta.
Qiimaha...
Macalimiinta Degmada Dhoobley oo kawarbixiyay sida Ardaygu ku gaari karo hadafkiisa Waxbarasho
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxbarashadu waa iftiinka iyo hagaha Nolosha, Wana sheyga kaliya ee ay umad kastaa horumar iyo barwaaqo ku gaari karto.
Ardeyda waxbaranaysa ayaa u baahan...
Shir looga hadlayay xoojinta wada shaqeynta booliska iyo bulshada oo lagu qabtay Kismaayo
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Amniga Dowladda Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulanka isdhexgalka booliska iyo bulshada, iyadoo ujeeddadu tahay xoojinta wada shaqeynta booliska bulshada si...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Wasiirrada gargaarka ee Dowlad Gobaleedyada dalka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay wasiirrada gargaarka Dowlad Gobaleedyada Dalka.
Kulankan ayaa diiradda...
Beeralayda Degmada Godobjiraan Oo ka Cabanaya Bacaad dhibaata ku haya.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shacabka Beeraleyda Degmada Godobjiraan oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka Cabanaya Bacaadka Guur Guura iyo Biya la’aanta oo Caqabad ku Noqotay wax Soo...
Ceelal Biyoodyo laga hirgeliyey Degmada Baraawe Oo Xariga laga jarey.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baraawe ee Caasimadda Koonfur Galbeed ayaa waxaa laga hirgeliyay Ceelal Biyood gaaraya ilaa Sadex (3) Ceelal, kuwaas oo Xariga ka jaray Guddoomiyaha...
Trump oo sheegay in uu si sahlan ku soo afjari karo dagaalka Pakistan iyo...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in khilaafka Pakistan iyo Afgaanistaan ee imika taagan yhay, balse "haddii aan ay noqoto inaan xalliyo dhibaatadan,...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad














