Waalidiinta Kunool Kismaayo oo loogu baaqay in ubadkooda u diraan Waxbarashada.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada Kismaayo Cali Kheyre oo lahadlay warbaahinta Waamo ayaa ugu baaqay waalidinta Kismaayo iyo Nawaxigeeda in ubadkooda ay u diraan goobaha...
Madaxweynaha Soomaliland oo dhagax dhigay Mashruuca Horumarinta Beeraha Banka Wajaale
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulaahi (Cirro) ayaa Dhagax-dhigay Mashruuca Horumarinta Beeraha Banka Wajaale. Mashruucan ballaadhan oo aan noociisu hore uga hirgelin...
Wasiirka Caafimaadka Puntland oo kawarbixiyey xanuun wata Qandho iyo Hargab oo ka jira Puntland
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Caafimaadka Dawladda Puntland Siciid Jaamac Qoorsheel oo shir jaraa'id ku qabtay xarunta Wasaaradda ayaa ka warbixiyey xanuun wata Qandho iyo Hargab oo...
Dood ku saabsan Midnimada Dhalinyarada Oo Laga Dah-furey Baydhabo
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad KG ayaa si wadajir ah u soo qabanqaabiyay dood Cilmiyeed...
Madaxweynaha Lubnaan oo amar siiyay ciidamada inay iska difaacaan Israa’iil
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Lubnaan Joseph Aoun ayaa amray ciidanka qalabka sida inay iska difaacaan haddii Israa’iil ay samayso duullaan cusub ay ku soo qaado Koonfurta...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Khadar Axmed Salaan
Gabdhaha Dhoobley oo fursad u arkay barashada Farsmada gacanta si noloshooda uga maareeyaan
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xirfadda qurxinta Dumarka waxaa ay ka mid tahay xirfadaha ugu badan ee ay Haweenka Soomaaliyeed ku shaqaystaan noloshoodana ku mareeyaan.
Haweenka ku nool Magaalada...
Kulan looga hadlayay nabad-dhiska bulshada oo lagu qabtay Magaalada Cadaado
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulan muhiim ah oo looga hadlayay nabad-dhiska bulshada iyo la dagaallanka fikradaha qaldan ee sababa isku dhacyada bulshada ayaa lagu qabtay Magaalada Cadaado....
Kulan Diimeed Wacyigelin ah Oo Magaalada Baydhabo laga Dah-furey
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtey kulan lagu daah-furayey Kulan Diimeed oo diiradda lagu saarayo wacyigelinta Bulshada Magaalada Baydhabo,Munaasabadda furitaanka kulanka ayaa waxaa ka...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Xasan Maxamed Cabdullaahi
https://www.youtube.com/watch?v=pwEmGaRjDyk














