Kulan ku saabsan qorshe howleedka bulshada oo lagu qabtay Mahadaay.

0
22

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda arimaha gudaha Hirshabeelle ayaa Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha dhexe ku qabatay Kulan ku saabsan qorshe howleedka bulshada Degmada.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa