Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka cimilada XFS oo war kasoo saartay Jarista dhirta.

0
21

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarunta Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka cimilada xukumada Soomaaliya ayaa waxaa kulan ku yeeshey Wasiirka Wasaradda Deegaanka iyo isbadalka cimilada khadiijo Maxamed Al-makhsuumi, Wasiir uu Dowlaha Wasaradda Axmed Cumar ,Wasiir uu Dowlaha Wasaradda Aminaga Soomaaliya Axmed Cali Xagaa ,Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyed Sulub Axamed Firin,Guddomiye ku-xigeenka arimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir iyo Madax qeybedyada Wasaradda.

kulanka ayaa looga hadlayay xaalada Deegaanka ka hortaga jarista dhirta ,nabaddda guurka isbadlka cimilada ku yimid iyo fariimaha shacabka hore loo gaarsiyey sidi ay uu fuliyeen.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa