Maamulka Galmudug oo loogu baaqay in keydka Dhiiga ka hirgaliyaan Dhuuusamareeb.

0
17

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr Ahmed muxiyidiin hiraabe oo ka mid ah dhaqaatiirta Dhuusamareeb ayaa wasaaraadda Caafimaadka Galmudug iyo maamulka magalada Dhuusamareeb ugu baaqay inay si wada jir ah uga hirgaliyaan keydka dhiiga magalada si loo badbaadiyo dhibanayaal dhiig u bahan.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa