Bulshada deegaanka Midigalle ee gobalka Sanaag oo codsaday in loo qodo Ceel biyood.

0
17

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada ku nool Deegaanka Midigalle ee gobalka Sanaag ayaa maamulka Putland ka codsaday in loo dhiso ceel biyood bulshada kunool Deeegaanka Midigale ayaa ku tiirsan Noloshooda Beeraaha iyo xoolaha islamarkaana wajaha biyo la’aan baahsan.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya