Sara u kac ku yimid qiimaha la iibiyo qudaarta suuqyada Muqdisho.

0
21

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka gaar ahaan suuqyada lagu iibiyo qudaarta ayaa laga dareemaya sara u kac ku yimid qiimaha la iibiyo Yaanyada, Mooska iyo nuucyada kale ee qudaarta.

Sicir bararkan ku yimid qiimaha qudaarta ayaa loo aaneynaya roobabkii dhawaan ka da’ay qeybo ka mid ah gobollada ku dhow magaalada Muqdisho kuwaasoo hakad galiyay gaadiidkii qudaarta geyn jiray magaalada Muqdisho.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa