Dadka baahiyaha gaarka qaba ee ku nool Muqdisho codsaday in loo sameeyo shaqo abuur

0
18

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ku dhawaad 250 oo naafo ah oo ku nool Degmada Yaaqshiid ee Gobalka Banaadir ayaa ka codsaday Dowlada Faderaalka Soomaaliya iyo Maamulka Shirkada Hormuud inay ka caawiyaan Gawaadhida ay ku socdaan Dadka baahiyaha gaarka qaba iyo sido kale agab ay ku shaqeystaan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa