Dhallinyaro ku nool Magaalada Muqdisho oo lacago looga dhacay hab online ah.

0
17

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhallinyaradan oo ku nool Magaalada Muqdisho ayaa lagu dhacay Applicationo loogu magac daray Asda iyo Apple kuwaasi oo ay lacago dhikteen.

Applicationadaan ayaa dadka lacagaha ah ay dhiktay waxaa loo sheegay inay heli doonaan faa’iidooyin joogta ah.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa