Kulan looga hadlayay maaraynta dhibaatooyinka ka dhasha cudurka Sokorta oo Muqdisho lagu qabtay.

0
15

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulan ku saabsan màreynta dhibaatooyinka cudurka sonkorta iyo sidii kor loogu qaadi lahaaa nolosha bukaanada qaba ayaa magaalada muqdisho ee casimada dalka lagu qabtay.

Dakhaatiir iyo xeeldheerayaal caafimaad ayaa ka qaybgalay madasha oo lagu so bandhigay doodo iyo soo jeedino kala duwan oo ku saabsan qabka ugu wanaagsan ee loo maareen karo dhibaatooyinka cudurka sonkorta.

Barnaamijka oo ay soo qabanqabisay Pharma solution ayaa sidoo kale lagu soo bandhigay sidii kor loogu qaadi lahaa nolosha bukaanada qaba macaanka.

Qaar kamida dhakhaatiirtii ka qaybgalay kulanka ayaa ka hadlay xogag kala duwan oo ku saabsan cudurka sonkorta iyo qaabka dawaynta iyo la tacaalida bukaanada qaba xanunka macaanka.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa