Dhallinyarada Baladweyne oo ka codsaday shirkadaha inay ka qeyb qaatan horumarinta tartamada kubadda cagta.

0
65

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhallinyaradan oo kamid ah bahda kubaadda cagta magaalada Baladweyne isla markaana dhawaan magaalada ka daahfuray tartan kubadda cagta ah ayaa jaamacadaha magaalada iyo shirkadaha ka codsday ineey taaba geliyaan si dhallinyarada ay ugu sii dhiiradaan ka qeybgalka tartanka oo kaalin ka qaadanaya is dhaxgalka bulshada.

Tartanka dhallinyaradan ay wadaan ayaa waxaa ka qeybgalay 10 kooxood oo matalaya dhallinyarada xaafadaha magaalada.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa