Barakacayaal Ku sugan degmada Jowhar Oo dalbaday gargaar.

0
44

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysas Barakacayaal ah ayaa marxalado adag oo dhanka nolosha ah ku wajahaya kaamaka Alle tuug oo kuyaala duleedka magalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaledka Hirshabelle

Barakacayashan ayaa sida ay warbaahinta u sheegn kasoo barakacay Jiliyaale,Buurfule,Barsane iyo Show oo ka kala tirsan gobolada Shabeellaha dhexe iyo Hiiraan.

Naxwo Axmed kadiye. ayaa faah-faahineysa