Hey’adda SoDMA oo boqolaal qoys Degmada Kaxda ugu qeybisay gargaar.

0
27

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hey’adda Maareynta Musiibooyiinka Qaranka Soomaaliyeed ee Sodma ayaa Degmada kaxda ee Gobola Banaadir ay deeq gargaar ah ugu qeybisay boqolaal qoys oo danyar ah iyo barakac isugu jira.

Gargaarkan ayaa waxaa ka faa’ideystay 500 oo qoys oo ku xareesnaa kaamam barakac oo ku yaala Degmadaasi.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya