Munaasabad lagu daahfurayay Ururka Injineerada Soomaaliyeed oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

0
50

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirro ka tirsan XFS ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daahfurayay Ururka Injineerada Soomaaliyeed. Gudoomiyaha Midowga ururka injineerada Soomaliyeed Ibraahin Cabdi oo ugu horayn hadalka qaatay ayaa kawarbixiyay waxa loo aas aasay ururka.

Wasiirka Wasarada howlaha guud iyo guryaynata XFS Cilmi Maxamuud Nuur ayaa sheegay in injineerada soomaliyeed ay laf dhabar u yihiin dib udhiska dalka.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya