Haweenka Dhoobley oo loogu baaqay inay gabdhaha ka joojiyaan Gudninka Fircooniga.

0
35

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudniinka fircooniga wax u kamid yahay tacdi ku dhaca Haweenka kuwaas oo ay kala kulman dhibaatooyin kala duwan sida caafimaadka, guurka, iyo Dhalmada.

Naima Maxamed Sheekh oo kamid ah masuuliyiinta Wasaarada haweenka jubaland ee Magaalada Dhoobley ayaa Hoyooyinka Degmada dhoobley ugu baaqday inay joojiyaan gudniinka Fircooniga.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa