Soo Kabasho Ganacsi oo laga Dareemayo Deegaanka Xananbuure.

0
128

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Xananbuure oo dhanka koonfureed kaga beegan magaalada Dhuusamareeb, isla markaana qiyaastii 42km u jirta, ayaa hadda wajahaya isbeddel muuqda oo dhanka ganacsiga ah, kaddib sanado ay deegaankaasi ka jirtay xaalado colaadeed oo hakiyay horumarka dhaqaale iyo bulsho ee Deegaanka.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahinaya