Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Dowladd gobaleedka Puntland Maxamed Cabduqaadir Saalax ayaa daah furay Munaasabada Beeraleyda Degmada Boosaaso ee gobolka Bari lagu wareejinaayey Cagaf Cagafyo lagu fasho Beeraha taas oo ay maalgelisay Hay’ada Save The Childreen.
Munaasabada lagu wareejiyay cagf cagyadaan Beerleeyada waxaa ka qayb galay xubo ka socoday Wasaaradda beeraha iyo waraabka Puntland masuuliyiin ka socoday Hay’adda sare the Children iyo Beeraleyda Degmada Bosaaso.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa