Barakacayaal ku nool Deegaanka Siinka-dheer oo loo qeybiyay Gar gaar.

0
54

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Wadaniga ah ee Tadaamun ayaa gaarsiisay Deeq Dhar iyo Agab kala ah Shan boqol oo Qoys oo kamid ah Dadka danta yar ee soo Barakacay ee ku jira Xeerooyinka Barakacyaasha ah ee Deegaanka Siinka-dheer ee Duleedka Magaalada Muqdisho.

Deeqdan waxaa ku deeqday Xarunta Gar Gaarka iyo Bini’aadanimda ee Boqor Salmaan ee Boqortooyada Sucudiga.

Iskuduwaha Mashaariicada ee Horumarinta Hay’adda Wadaniga ah ee Tadaamun Maxamed Amiin oo goob joog u ahaa agabkaasi loo qeyb iyay Dadka Barakacyaasha ah ayaa fah-faahin ka bixiyay waxyaabaha ay ka kooban tahay Deeqdan la gaadhsiiyay Dadkaasi.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya