Biyo yari ka jirta Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.

0
157

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa ka codsday wasaaradda biyaha iyo tamarta Hirshabelle ineey magaalada ka hergeliso ceelal cusub oo ay biyaha ka cabaan bulshada ku nool degmada iyo deegaanada hoosyimaada.

Ceelasha ku yaalla degmada ayaan ku filneen dadka biyaha usoo aado iyadoo xoola dhaqtada aay u baahanyihiin ceelal intaan ka badan.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa