Jubbaland oo sheegtay inay xakameyn doonto isbadalka ku yimid sicirka Suuqyada Kismaayo.

0
124

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland Ibarhim Hassan Abdi ayaa kawarbixiyay waxyaabaha keenay isbadalka suuqa isagoona bulshada ugu baaqay in ay wax ka qaban doonaan isbadalka ku yimid sicirka suuqyada Magaalada Kismaayo.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahinaya