Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo qabatay Barnaamijka Nabadda iyo u hiilinta Haweenka.

0
23

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka Dowladda Jubbaland ayaa magaalada kismaayo ku qabatay kulanka tixraaca bulshada rayidka ee haweenka nabada iyo ilaalinta nabadda.

Kulankan ayaa waxaa kasoo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada.

Xaliimo faarax godane oo siweyn ugu dhaq dhaqaaqda arimaha haweenka ayaa sharraxaad ka bixisay waxa looga hadlay kulanka ay qabatay wasaarada haweenka.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya