Shir looga hadlaayey latacaalida Saameynta Isbedelka Cimilada Oo ka dhacay Baydhabo.

0
84

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirka Daahfurka Tiirka Isbadalka Cimilada oo ay soo abaabushay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada KGS, ayna ka soo qeybgaleen Wasaaradaha Qorsheynta, Gargaarka iyo Maareyta Masiibooyinka, Caafimaadka, Biyaha, Waxbarashada, Batroolka,Beeraha, Ganacsiga, Gudoomiyaha Gobolka Bay iyo ku xigeenka Degmada Baydhabo ayaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

Shirka waxaa lagu daahfuray Tiirka isbedelka Cimilada iyo sidii Wasaaradaha dhexdooda ay u xoojin lahaayen wada shaqayta ku aadan sidii loola tacaali lahaa saamaynta Isbedelka Cimilada ay keento.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya