Maamulka gobolka Banaadir oo soo saaray amar lagu mideynayo shirkaddaha korontadda Muqdisho.

0
86

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray xeer lagu mideynayo Shirkadaha koronto ee ka howlgala Caasimada.

Mideynta adeega koronto ee caasimada ayaa sahli doona in uu yaraado qasaaraha ka dhasha korontada.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya