Ceel biyood laga hirgeliyay deegaanka Quraanjaale ee degmada Lughaya.

0
72

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Khayriga Ah Ee Al-Raxma ayaa  Ceel Biyood Ka Hirgalisay Deegaanka Quraanjaale Ee Degmadda Garbo-dadar.

Celkaan ayaa wax badan ka tari doono bulshada ku nool deeganka Quraanjaale iyo tulooyinka hoos yimaado.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya