Shaqo yari soo wajahday timajarayaasha Baladweyne.

0
133

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhallinyaradan oo ku shaqeysta xirfadda jarista timaha ayaa waxa soo jawahay shaqo yari kadib markii ay kusoo bateen magaalada goobaha lagu jaro timaha .

Meelaha qaar ayaa lagu jaraa tinta wax kayar 1 dollar taas oo sabab u ah timajarayaasha kusoo badanaya Magaalada.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya