Maamulka degmada Balcad oo heshiis dhexdhigay beelo ku dagaalamayay deegaano hoostaga degmada balcad.

0
79

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka degmada Balcad ee gobolka Shableeha dhexe ayaa ku guuleystay heshiisiinta beelo walaalo ah Oo wadaga deegaano hoosyimaada degma Balcad ee gobolka Shableeha dhexe.Waxana ka soo qeebgalay heshiiska Maamulka degmada Balcad.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa