BJfS oo maanta ansixiyay in Soomaaliya ku biirto Ururka Dhaqaalaha Bulshadda Bariga Afrika.

0
99

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay heshiiska ku biirista Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Africa ( East African Community).

Waxaa haa ku ogalaatay in kabadan 140 xildhibaan Sida uu natiijada codaynta ku dhawaaqay gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha shacabka Cabdulaahi Cumar Abshirow oo kulanka shir gudoominayay.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya