Wasaradda Awqaafta Arimaha Diinta Soomaaliya oo shaacisey Jaangoynta sicirka xajka ee sanadkan.

0
67

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa soo saartay qoraal ku saabsan  qiimaha ay ku xajin doonaan xujeyda Soomaaliyeed ee sankaan 2024.

Qoraalkaan oo ku socday Shirkadaha fuliya adeegga xajka ayaa lagu wargaliyay in qiimaha xajka ee sanadkaan uu noqon doono 4430 doolarka Mareykanka.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya