Wasaaradda Beeraha Hirshabelle Oo ka warbixisay Waxsoosaarka Deegaanka.

0
82

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Aagaasimaha waaxda Abuurka iyo horumarinta cuntada  Wasaaradda Beeraha Hirshabelle Cumar Xasan Cusmaan ayaa ka hadlay howlaha la xiriira sare uqaadida waxsoosaarka Beeraha deegaanada Hirshabelle

Agaasime cumar ayaa carabka ku adkeeyay in ay sameeyeen iskaashatooyinka labada gobal ee Shabeelaha dhexe iyo Hiiraan si kor loogu qaado waxsoosaarka beeraha loona helo abuur tayadiisu sareeyso iyo dalagyo caafimaad qabkooda  la hubiyay.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa