Wasaaradda gargaarka Hirshabeelle oo Baladweyne ka bilowday Qorshe looga hortagayo musuqmaasuqa gargaarka.

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isku duwaha wasaaradda gargaarka iyo mareynta masiibooyinka Hirshabeelle ee gobolka Hiiraan Cabdisalaan Faarax Maxamed ayaa sheegay inay bilaabeen qorshe looga hortagayo in la musuqmaasuqo gargaarka loogu talo galay dadka danyarta ee ku nool magaalada Baladweyne.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa