Maamulka Iskuulka Jaamac ee Dhoobley oo kawarbixiyay habsami u socodka waxbarasho ee Iskuulka.

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuulka hoose ee jaamac oo kamid ah iskuulada degmada dhoobley ayaa waxaa wax ku bartaa ardey iskugu jira ogoon iyo danyar kuwaas oo ka hela waxbarasho bilaash ah.

Maamulaha Iskuulka Ustadh Cabdullahi Maxamed ayaa kawarbixiyay habasami u socodka waxbarasho ee iskuulka.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan inooga diyaariyay