Bulshada Deegaanka Olol oo codsaday in laga Caawiyo dhismaha madarasada Deegaankaasi

0
52

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Culimada iyo waxgaradka Deegaanka Olol ee Gobolka Galgaduud ayaa dhagax dhigay xarun lagu baran doonno cilmiga diiniga iyo maadigaba si wax loo baro dadka Deegaanka madaama uu ku yaalo meel ka fog Magalooyinka wa weyn.
Sido kole wax garadka deeganka ayaa bulshada ka soo jeeda deeganka Olol ugu baaqay in ay ka qayb qaatan dhibmaha madarasadan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya