Madaxweynaha Jubbaland oo xarigga ka jaray waddooyin laami ah oo laga hirgaliyay Kismaayo.

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa xariga kajaray 5 wado oo laami ah oo laga hirgaliyay Magalada kismaayo Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ugu baaqay dhamaan shacabka ku nool Magaalada kismaayo inay ilaashadaan kaabayaasha Horumarka.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here