Xarun loogu tala galay in lagu iibiyo agabka haweenka oo laga daah furay Kismaayo.

0
44

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada kismaayo ee xarunta KMG Mmaamulka Jubbaland ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayay xarun cusub oo loogu talo galay in lagu iibiyo agabka dumarka sida shoobinka noocyadiisa kala duwan.

Munaasabadan ayaa waxa goobjoog maamulka xaruunta, Qaar kamid ah Haweenka Magaalada kismaayo, Dhalinyaro, iyo qaybaha kale ee bulshada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa