Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaradda Beeraha Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay xuska Maalinta Cunnada Adduunka iyo Maalinta Beeraleyda Soomaaliyeed, oo sanad walba si weyn looga xuso gudaha dalka iyo caalamkaba.
Guddomiyaha iskaashatooyiinka Jubbaland Marwo Shamso Xuseen ayaa sheegtay in Maalintan ay muhiim u tahay Beeraleyda Soomaaliyeed.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya






